Marehan
Uumidig
Posts  1 - 2  of  2
maxamedamiin123
Jaalle Sade wuxuu dhalay FACAYE iyo Mareexaan, MAREEXAANA wuxuu dhalay UURMIDIG IYO AWSAME, markuu Awsame dhalay Xasan iyo isaaq, UURMIDIG, wuxuu dhalay AYUUB, ARAXADAG IYO EDEGSOOR, AYUUB wuxuu dhalay AWCALI, FIQICIISE IYO ADOON SUULOW. UURMIDIG iyo Awsame waligii waxaa geel badnaa Uumidig.
Save
Cancel
Reply
replied to:  maxamedamiin123
saaid
Replied to:  Jaalle Sade wuxuu dhalay FACAYE iyo Mareexaan, MAREEXAANA wuxuu dhalay UURMIDIG...
Sxp waad mahadsantahay laakiin Magaca waa adoon suurow ma aha suulow.
TAARIIQDA ADOON SUUROOW
Adoon Suurow wuxuu degaa wajir halkaas oo meeshi awoowgiis Arboow kuuleey uu ka qabtay Booran Halkaas oo hogaamiya uu ka ahaa xiligi dagaalkii EJI.Arboow magaciisa ma ahan balse dagaalkii BOORANTA ayaa loo bixiyay markii 9 nin uu hal ceel ku dilay.ceelkaas wuxuu ku yaalaa inta u dhaxeeysa wajeer iyo leheleey.Arboow aabihiis waa kuuleey asna waa ninkii magaalda luuq qabtay xiligii EJI oo ninkii magalada boqorkeeda ahaa oo naagaha ilaalin jireen ayuu kuul u xirtay oo naag iskaga dhigay markaas ayuu sidaas ku dilay.magacana sidaas ayuu ugu baxay (KUULEEY)
Save
Cancel
Reply
 
x
OK