Marehan
UURMIDIG iyo Awsame
Posts  1 - 7  of  7
maxamedamiin123
UURMIDIG IYO Awsame waa labo walaalo waxaase marwalba gel badanaa UURMIDIG,oo dhalay AYUUB, ARAXADAG IYO EDEGSOOR. Curadka UURMIDIG ee AYUUB wuxuu dhalay, AWCALI, FIQICIISE IYO ADOON SUULOW.
Save
Cancel
Reply
replied to:  maxamedamiin123
maxbol123
Replied to:  UURMIDIG IYO Awsame waa labo walaalo waxaase marwalba gel badanaa UURMIDIG,oo...
Meelaha uu deeggaan ahaan UURMIDIG dego, waxayna kala yihiin: deegaankii asal ahaan waa Balanbal, Axmed gurey, goohwayne, laasacaanood iyo cabuwaq; 1540 waxay hormuud ka ahaayeen odayadii soo sahmiyey in caro Gedo la dego, intoodiibadnaydna waxay waqtigaa u guureen Gedo iyadoo ay wehliyaan sida qaalibka ah saddex jifo oo marehan ah oo kala ah: Ugu horeyn UURMIDIG, saddexda kalena waa, Talxe, soonfure iyo reer Xsan.

UURMIDIG, wuxuu degaa Magaalada Ceelwaaq, dhamaso, buusaar, cawsqurun, Geriley, Wajir, ilaa Bangalo oo Kiinya gudaheeda ah. dad geeleey ah oo aad u geel badan, waxaana k mid ah jofooyinkaa Marehan UURMIDIG, Reer Adoon Soolow, Reer Axmed suuldheere, Awcali Fiqi ciise iyo reer cabdalle Axmed Awcali.
Save
Cancel
Reply
replied to:  maxbol123
Dinimofree
Replied to:  Meelaha uu deeggaan ahaan UURMIDIG dego, waxayna kala yihiin: deegaankii asal...
Aad iyo aad mahadsantahay wlaal , wa marki igu horayey inaad ugaado uurmidig sidu u ukala baxo , am very thankfull
keep it up
Save
Cancel
Reply
replied to:  maxamedamiin123
saaid
Replied to:  UURMIDIG IYO Awsame waa labo walaalo waxaase marwalba gel badanaa UURMIDIG,oo...
Sxp waad mahadsantahay laakiin Magaca waa adoon suurow ma aha suulow.
TAARIIQDA ADOON SUUROOW
Adoon Suurow wuxuu degaa wajir halkaas oo meeshi awoowgiis Arboow kuuleey uu ka qabtay Booran. Halkaas oo hogaamiya uu ka ahaa xiligi dagaalkii EJI.Arboow magaciisa ma ahan balse dagaalkii BOORANTA ayaa loo bixiyay markii 9 nin uu hal ceel ku dilay.ceelkaas wuxuu ku yaalaa inta u dhaxeeysa wajeer iyo leheleey.Arboow aabihiis waa kuuleey asna waa ninkii magaalda luuq qabtay xiligii EJI oo ninkii magalada boqorkeeda ahaa oo naagaha ilaalin jireen ayuu kuul u xirtay oo naag iskaga dhigay markaas ayuu sidaas ku dilay.magacana sidaas ayuu ugu baxay (KUULEEY).
Save
Cancel
Reply
replied to:  saaid
wardheer
Replied to:  Sxp waad mahadsantahay laakiin Magaca waa adoon suurow ma aha suulow....
Saaxib Adoon Suurow ma ahan qabiil ee waa reer ka mid ah Uurmidig Reer Ayuub. Kenya ayeyna kudhaqanyahiin reerka. Addoon Suurow 20 sano ka hor wuu noolaa.

Ayeydeey ayaa Reer Ayuub ah.
Save
Cancel
Reply
replied to:  saaid
maxbol678967
Replied to:  Sxp waad mahadsantahay laakiin Magaca waa adoon suurow ma aha suulow....
So sorry sxb, magacu wa sidatan:

Reer Dhaqane Suurow
reer Funaan cabdi Suurow

Reer Adoon Suurow

Waxaan iloobay reer KUULOW oo la dhashay Suurow.
Save
Cancel
Reply
replied to:  wardheer
maxbol678967
Replied to:  Saaxib Adoon Suurow ma ahan qabiil ee waa reer ka mid...
Saxiib ina soo booqo, enjoy the topics.
Save
Cancel
Reply
 
x
OK