Marehan
Darod iyo Uurmidig:
Posts  1 - 1  of  1
maxbol123
Odaygii Daarood Ismaaciil riximahulaah, dad awliya ahoo aad u tira badn baa ka tarmay sida;

Maxamed Daarod.
Axmed darod (Facaye)(mareexan); (Uurmidig)
Uurmidig; (Ayub),( Edegsor),(Araxadag)
Ayub; (Awcali), (Fiqi Ciise) (Adoon Suulow)
Tanade Darod
Yuusuf datod
Ciise daarod

Haddaba Axmed daarood oo weliba loo yaqaan sade daarood,oo runtii aan shaki ku jirin inuu nin awliyo ahaa, meelkale ha u raadin, waxaa warasadiisa ka mid ahaa ninkii la oran jiray AMIIR NUUR AL-MIJAAHID ( Tha second conquer of Abasinia) ninkaa oo ahaa ninkii amiirnimada iyo xaaskii Amiir axmed Gurey dhaxlay, isla markaana jihaadkii sii balaariyey, gacantiisana ku dilay gaalkii ugu waynaa madiqada waa boqorkii xabashida GALOWDAA'UUS sannadkii 1540kii takhriiban; AMIIR NIIR WUXUU AHAA MIJAAHID, Jihaadka gaarsiiyey ilaa ERITEREYA, WAXAA JIRTAY MEEL UU U BIXIYEY KAFA, oo uu ula jeedey, inagu filan.

Amiir Nuur waa geesiga dhisay gidaarka ku wareegsan magaalada Harar ilaa maanta kaasoo 5 irdood oo laga galo. leg
Save
Cancel
Reply
 
x
OK